Dowladaha Soomaaliya iyo Venezuela oo yeelanaya iskaashi dheef-wadaag ah !

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Jimce ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Dalka Venezuela Mudane Felix Plasencia, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal.   Labada Wasiir ayaa wada-hadalkooda diiradda ku saaray sidii ay Labada Dal u yeelan lahaayeen … Continue reading Dowladaha Soomaaliya iyo Venezuela oo yeelanaya iskaashi dheef-wadaag ah !